Golaha amaanka ee QM oo ka shiray Xaalada Somalia & baaq loo diray Jubbaland (Sawirro)

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, waxaana mas’uuliyiinta ka hadashay ka mid ahaa Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan. Swan waxa uu mar kale ku celiyey in loo baahan in hannaan keliya oo heshiis lagu wada yahay lagu galo doorashada Jubaland, waxaana uu ka digay … Continue reading Golaha amaanka ee QM oo ka shiray Xaalada Somalia & baaq loo diray Jubbaland (Sawirro)